Nala soo xidhiidh

+90 542 631 94 23

E-mailkaaga

apply@avicennaint.com

Adresskaaga

Ethiopia | Avicenna Addis Ababa Health Point

Waaxaha Caafimaad

Qalliinka Guud

Qalliinka Guud

Daawaynta & qalliimada xanuunada ku dhaca xiidmaha, caloosha , beerka, calool-furanka (stomach hernia), babaasiirta (hemeroid).

  • Qabiilada Buurida
  • Qalliinada Laporoskoobiga & Endoskoobiga
  • Daawaynta Xanuunada kala duwan ee Caloosha & Xiidmaha kudhaca
  • Daawaynta & qalliimada xanuunada beerka & beeryarta ku dhaca
  • Daawaynta xanuunada qanjidhka hoormoonada ku dhaca, qalliimada
  • xanuunada naasaha ku dhaca & qanjidhka kalyaha
  • Qalliimada heerniyada caloosha (uur ku jirta oo soo baxda) amaba saabka caloosha

Qaybta Qalliimada Dareemayaasha

Qaybta Qalliimada Dareemayaasha

Qaybta Maskaxda & Neerfaha

  • Daawaynta & Qalliimada Xanuunada ku dhaca lafdhabarka & Neerfaha
  • Dheeliga Dhabarka
  • Jabka lafdhabarta
  • Burada maskaxda
  • Dhiiga Maskaxda ku furma
  • Dhaawacyada kala duwan ee maskaxda soo gaadha
  • Jabka iyo dhaawacyada qubka madaxa
  • Dhaawacyada iyo xanuunada kala duwan ee lafdhabarta
  • Daawaynta madax xanuunada soo laalaabta iyo dhibabka gaadha neerfaha

 

 

Qaybta Qalliinka Indhaha

Qaybta Qalliinka Indhaha

  • Qalliimada caadka (Cataract surgery)
  • Xanuunada indhaha ee cudurka macaanku keeno (Diabetic Retinopati)
  • Aragtida khalkhalka midabka (Yellow spot disease)
  • Beerida inanka isha (Cornea Transplantation)
  • Daawaynka Gulukoomada (Glaucoma)
  • Daawaynta Argon Laser
  • Glaucom
  • Dezlipirea de retina
  • Laser argon
  • Laser ulei
  • Laser excimer

 

Qalliinka Wadnaha

Qalliinka Wadnaha

Avicenna hospital waxa uu kuugu adeegayaa qalabkii ugu danbeeyay dhinaca qalliinka wadnaha .waxaana diyaar kuugu ah dhakhaatiir takhasus iyo waaya aragnimo dheeraad ah u leh qalliinka wadnaha.

  • Qaybta baadhintanaaada guud ee wadnaha (cardiology clinic)
  • Qaybta shaybaadhka kombuyuutarka wadnaha ( colored doppler,
    contrast and stress echocardiography).
  • Qaybta kombuyuutarka xididada aroorayaasha wadnaha iyo aroorayaasha
    kale ee dhiiga (coronary angiography and peripheral angiography).
  • Baadhitaanada dhaqdhaqaaqa wadnaha xilliyada shaqada (effort test)
  • Qaliinadda dhamaan la xidhiidha wadnaha ,xididada dhiiga , valve yada
    iyo halbowlaha.
  • Qaliinka galinta baytariga wadnaha si kumeel gaadha iyo si
    abid ahba (pacemaker implants )

Qallinka Caruurta

Qallinka Caruurta

  • Qalliimada gaarka ah ee ciladdaha kala duwan ee caruurtu la soo dhalato
  • Qalliimada xanuunada iyo ciladaha ee ciyaalku ay la soo dhashaan ee
    kaadi-haysta iyo marrinka kaadida iwm.

Qaybta Lafaha & Qalliimadeeda

Qaybta Lafaha & Qalliimadeeda

Xanuunada & jabida kala duwan ee lawga, lugta, misigta & garabka Dheeliga Lafdhabarta (Scliosis) Burburka iyo Dhaawacyada culus ee lafaha so gaadha
  • Dhaawacyada guud ee lafaha
  • Jabida lafaha, xanuunada & jabida kala duwan ee lawga,
  • Lugta, misigta & garabka
  • Dheeliga Lafdhabarta (Scliosis)
  • Burburka iyo Dhaawacyada culus ee lafaha so gaadha

Qaybta Qaliinka Qurxinta Jidhka

Qaybta Qaliinka Qurxinta Jidhka

  • Qaybtan waa waax kamida qaliinka taasoo ujadeedu tahay in lagu qurxiyo jidhka bini
    aadamka.
    Adeegyada Ay Bixiso Qaybtani Waxaa Kamida
    Beerista timaha iyadoo la adeegsanayo teknoolojigii ugu danbeeyay
  • Qurxinta sanka (rhinoplasty),dhagaha(otoplasty) iyo xiribaha (blepheroplasty)
  • Qaliinka Kor uqaadida naasaha(mastopexy),yaraynta iyo waynaynta ama
    kobcinta naasaha (breast reduction and breast augementation)
  • Qaliinka Kor uqaadida wajiga iyo luqunta (face lift and neck lift)
  • Qaliinka yaraynta barruurta iyo xaydha caloosha
  • Qaliinka qurxinta gumaarka iyo kor uqaadida badhyaha (brazillian butt lift)
  • Qurxinta maqaarka jidka (skin care programmes)
  • Dhamaan wixii la xidhiidha qurxinta jidhka bini aadamka ayaa laguugu
    samayn aviccena hospital iyadoo ay diyaar kuugu yihiin dhakhaatiir
    takhasus iyo khibrad dheerad ah uleh qurxinta jidhka .

Qalliinka Kansarka

Qalliinka Kansarka

  • Qalliimada Kansarka caloosha ku dhaca
  • Kansarka xiidmaha ku dhaca
  • Beer-yarta ku dhaca
  • Beerka
  • Naasaha, iwm

Qalliinka Buurida & Macaanka

Qalliinka Buurida & Macaanka

  • Qalliinka Buurnida,
  • Yaraynta caloosha,
  • Miskaha iwm.

Qaybta Daawaynta Iyo Qaliinka Dhagaha ,sanka Iyo Cunaha

Qaybta Daawaynta Iyo Qaliinka Dhagaha ,sanka Iyo Cunaha

Baadhitaanada iyo daawaynta qaybtan ayaa lafulinayaa iyadoo la adeegsanayo qalabka ugu danbeeyay ee
casriga ah. bukaanku waxuu kala soconayaa shaashada (screen) baadhitaanada loo samaynayo.
Iyadoo la adeegsanayo qalabka cabirka maqalka (audiometer ) waxaa losamaynaya badhitanada laxidhiidha
hoos udhaca maqalka ,wareerka (dizziness),guuxa dhagaha (ear ringing) iyo imbalancega
Adeegyada lagu fuliyo qaybtan waxaa kamid ah.

  • Qaliinka sanka iyo sinusyada iyadoo la adeegsanayo kameeradaha wax lagu qallo (endoscopic sinus
    surgery)
  • Qaliinka xidhitaanka dalooladda durbaanka dhagta (miringoplasty)
  • Qaliinka qurxinta sanka iyo qalqaloociisa (rhinoplasty and septoplasty)
  • Qaliinka qanjidhka (tonsilectomy ) iyo ixda ama burooyinka luqunta ama cunaha (Neck masses)
  • Daawaynta khuurada ,naqas kudhaga wakhtiga hurada iyo cudurada ku dhaca codka
  • Daawaynta iyo qaliinka kansarada ku dhaca afka ,sanka iyo cunaha iyadoo la adeegsanyo qalabkii ugu
    danbeeyay ee casriga ah.
  • Daawaynta iyo qaliinka dhamaan cudurada ku dhaca dhagaha

Qaybta Cuduradda Haweenka Iyo Hooyada Uurka Leh

Qaybta Cuduradda Haweenka Iyo Hooyada Uurka Leh

AVICENNA Hospital wuxuu marwalba ulatacaaala cudurada haweenka iyo hooyada uurka leh
si xushmad iyo xirfadlenimo ku dheehantahay .
Adeegyada aad kahelikarto qaybtan waxaa kamida

  • Baadhitaaanada makaanka iyo ubucda iyadoo la adeegsanayo kameradaha baadhitaanka
    casriga.
  • Dhamaan qaliinadda makaanka laxidhiidha
  • Daawaynta khalkhalka dhiiga caadada iyo dhibaatooyinka kaadihaysta
  • Beeridda ilmaha ee makaaanka (intrauterine fertilization)
  • Baadhitaannada iyo daawaynta kansarada ku dhaca makaanka
  • Adeega check up ka oo heersare ah
  • Qaybta foosha iyo dhalmada .waxaa kuugu diyaara qalabkii udanbeeyay ee casri
    ah oo lagula soconayo xaalada hooyada iyo ilmaha (tococardiography)

Qaybta Urology

Qaybta Urology

Daawaynta guud ee xanuunada ku dhaca kaadi mareenka lab & dhadig’ba
Xanuunada gaarka ah ee ku dhaca xubnaha taranka iyadoo la adeegsanayo teknoolojiyad baadhiyad
& qalliin’ba oo saraysa
Xanuunada ku dhaca qanjidhka prostate’ka
Qaybta daawaynta iyo qaliinka cudurada kaadimareenka iyo kaadihaysta.
Aviccena hospital waxaad kahelaysaa adeeg heersare ah iyo dhakhaatiir takhasus iyo khibrad dheer
uleh qaybtan .
Adeegyada aad kahelayso qaybtan waxaa kamida

  • Qaliinka kaadihaysta, kaadimareenka iyo qanjidhka prostateka iyadoo la adeegsanyo qalabka casriga
    ee ugu danbeyay
  • Qaliinka dhagaxyada fadhiista kaadihaysta iyo kaadimareenka iyadoo la adeegsanyo laser ama
    kaameradaha casriga ee wax laguqalo
  • Qaliinka kansarka ku dhaca kaadihaysta ,kaadimareenka iyo qanjidhka prostateka
  • Daawaynta cudurada kudhaca ragga dhinaca galmada iyo taranka
  • daawaynta iyo qaliinka cudurada ku dhaca kaadihaysta, iyo kaadimareenka ee caruurta
  • Qaybta baadhitaanka (shaybaadhka)ee kaadihaysta iyo kaadimareenka iyadoo la adeegsano qalabkii
    ugu danbeeyay
Avicenna Hospital Promo Video

Khibrad 25 Sano Ah Iyo Adeeg Heersare Ah

Bukaanadanada waxaan diyaar ula nahay waaxda qalliimada buurnida taas oo ay qabanayaan dhakhaatiir iyo khibradlayaal caafimaad oo aqoon iyo khibrad dheeri ahba u leh, nooca ugu sahlan uguna badan ee loo isticmaalo ahaan hah ahaan oo la dhaho (Sleeve Gastrectomy) ayaa waxaad kaga raysan kartaa xanuunkii iyo dhibaatadii buurinu kugu haysay.

🇹🇷 المستشفى الأكثر ترجيحاً في تركيا لمتحدثي اللغة العربية في عام ٢٠٢٣